SOO DHAWOOW

Barnaamijka Maalmaha Dunida wuxuu si gaar ah diiradda u saari doonaa arrimaha:

– Dhiiri-gallinta bulshada.
– Taariikhda dalka iyo dadka.
– Nolosha Qoyska & Qurbaha.
– Dhacdooyinka saameynta leh.
– Sheekooyinka & Madadaalada.
– Warbixinada Wararka Caalamka.
– Ciyaaraha, Ganacsiga & Dhaqaalaha.
– Barnaamijyada Amniga & Siyaasadda.
– Fariimaha & Fikradaha Baraha Bulshada.
– Wareysiyada dadka ku dayashada mudan.

follow US